qulqul talantaaliya
(m.l)

(fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg danab, si joogta ahna u beddelaya jihada marar badan halkii seken.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulqul talantaaliya

matoor [q.t./m.l]
(fiis.) Matoor danab oo u habeysan in uu ku shaqeeyo qulqul talantaaliya.

qumiyeyn [m.dh]
(fiis.) Habka qulqul quman looga dhalin karo qulqul talantaaliya oo ka imanaya dhaliye danab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg